Lawyacado–Isbaaro cusub oo loogu talogalay in lagu baadho dadka reer Awdal ayaa […]

Burco 31 Oct 2014–Buundada isku xidha labada daan ee Burco ayaa ku […]

Burkina Faso 31 Oct 2014–Madaxweynihii Burkina Faso oo xukunka dalkaasi hayay 27 […]

Maalinta xijaabka oo gabadh Muslimad ka bilowday Ingiriiska iyo gabdho ay Somaliyad ku jirto oo ka qaybgalay+MUUQAAL

WP_20141101_002London 31 Oct 2014–Maalinta xijaabka ayaa laga bilaabay London iyadoo ay jiraan maalmo badan oo kale oo la xuso. Waxa hindistey gabadh Musimada oo lagu magacaabo Tabinda Isxaaq waxayna rabtaa in markii ugu horeysay loo bilaabo wax ururin lagu caawiyo arimo badan. (more…)

Posted in Arimaha bulshada | Leave a comment
Tuugo Hindi ah oo si khibradaysan u dhacay bangi ku yaal dalkaasi iyo qaylada dadkii la dhacay+MUUQAAL

images[5]Delhi 31 Oct 2014–Tuugo Hindi ah ayaa si khibradaysan u dhacay bangi ku yaal dalkaasi kadib markii ay ka soo baxeen meel aan laga filayn kadibna gurteen wixii dahab iyo lacago yaalay bangiga kadibna ay qaateen. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Faransiiska oo ka naxsan diyaaradaha aan la wadin oo dul heeheebaya goobaha nukliyeerka dalkaasi oo gaaraya ilaa todoba

_78562262_78562261[1]Paris 31 Oct 2014–Faransiiska oo ka naxsan diyaaradaha aan iswadin ee loo yaqaan drones-ka oo dul heeheebaya goobaha nukliyeerka laga dhaliyo korontada ee dalkaasi oo gaaraya ilaa todoba. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Taliyihii ciidanka booliiska Somaliyeed ee geeriyooday oo loo qaadayo Kiiniya si loo baadho

Muqdisho–Taliyihii ciidanka booliiska Somaliyeed ee shalay geeriyooday oo loo qaadayo Kiiniya si loo baadho iyadoo looga shakisan yahay in la sumeeyay. Taliyaha ayaa la sheegay in aanu qabin xanuun halis ah laakiin markii la geeyay isbitaalka u isla markiiba geeriyooday. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Gudoomiyaha degmada Boorama oo u kala tiriyay Cali Aareeye oo ay isku beelyihiin; waa qalin khadkii ka dhamaaday+MUUQAAL

Boorama—Gudoomiyaha degmada Boorama ayaa u kala tiriyay Cali Aareeye una bixiyay qalin khadkii ka dhamaaday kadib markii Cali Aareeye shalay diirka ka siibay Siilaayo kuna tilmaamay qalin khadkii ka dhamaaday..Lama garan karo waxa kiciyay gudoomiyaha oo ay isku beelyihiin Cali Aareeye. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Daawo wasiirada Siilaanyo ee beesha dhexe oo kala qaybsaday gawaadhi loogu deeqay magaca Somaliland

Hargeysa–Wasiirada Siilaanyo ee beesha dhexe ayaa isa soo safay si toosana u kala wareegsaday gawaadhi loogu deeqay magaca Somaliland. Gawaadhidan oo ahaa lix iyo toban oo cusub ayaa shanta wasiir ee beesha dhexe iyo hay’ado kale si toosa min labo u qaateen. (more…)

Posted in Dhaqaalaha | Leave a comment
War deg dega: Taliyihii ciidamada booliiska Somaliyeed ee July la magacaabay oo geeriyooday

images[2]Muqdisho–Taliyihii booliiska Somaliyeed jen Maxamed Xasan Ismaaciil ee bishii JUly la magacaabay ayaa ku geeriyooday isbitaalka Banaadir. Taliyaha ayaa ahaa ruug cadaa ku soo jiray siyaasada iyo arimaha amniga muddo dheer. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
War deg dega: Sweden oo aqoonsatay jiritaanka dawladnimo ee shacabka reer Falastiin

201410308591095580_20[1]Stockhom–Wasiirada arimaha dibedda ee Sweden haweenayda lagu magacaabo Margot Wallstrom ayaa ku dhawaaqday in dalkeedu aqoonsaday jiritaanka dawladnimo ee shacabka reer Falastiin bil kadib markii dawlada cusub sheegtay in ay ku dhaqaaqayso arin aan hore loo samayn. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Dadka reer Tuunisiya oo nacay urur diimeedyada si dalkooda u badbaadiyaan iyo doorashadii oo lagu baxay yaase laga badiyay

Tuunis—Doorashadii xorta ahayd ee dalkaasi Tuunisiya oo lagu kala baxay iyo xisbiga Nidaa Tuunis oo guushu raacday iyadoo xisbigii kale ee hore xukunka u hayay iyagu qirtey guuldaro kana codsaday xisbiga guushu raacday inay dhisaan dawlad loo dhan yahay. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
War deg dega: Todoba Hindi ah oo lagu haystay gobolka Mudug oo la sii daayay iyo Muqdisho oo ay ku soo jeedaan

images[4]Dhuusamareeb—La haystayaal u xirnaa burcad badeed muddo afar sano ah ayaa maanta la sii daayay waxayna ku sii jeedaan Muqdisho si loo dhoofiyo. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Dr C/raxmaan Bayle oo sheegay in khilaafka Xasan Sheekh iyo Cabdiwelli aanay u fiicnayn hiigsiga 2016

Beyle-1111[1]Muqdisho–Wasiirka arimaha dibedda iyo maalgashiga Dr C/raxmaan Dycaale Bayle oo waraysi siiyay idaacada codka Maraykanka ayaa sheegay in muranka u dhexeeya Xasan Sheekh iyo Cabdiwelli sh Axmed aanu u fiicneyn hiigsiga 2016. (more…)

Posted in Maxaa cusub, Uncategorized | Leave a comment
Ciidanka amniga oo soo qabtey hooyo raashin ugu karinaysay argagixisada duleedka Muqdisho+MUUQAAL

WP_20141029_007Muqdisho 29 Oct 2014–Ciidanka amniga ayaa hawlgal ku soo qabtey hooyo Somaliyeed oo raashin ugu karinaydsay argagixisada shabaab duleedka Muqdisho. Hooyadan iyo ilmaheeda ayaa u warantey saxaafada. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Xasan Sheekh oo shaqadii ka fariisiyay ilaa 21 garsoorayaal mase sheegin waxa lagu eryay+ MUUQAAL

WP_20141029_003Muqdisho 29 Oct 2014–Xasan Sheekh ayaa shaqadii ka eryay ilaa 21 garsoorayaal oo isugu jira kuwo hore u shaqaynayay iyo kuwo cusub lama sheegin waxa shaqada looga eryay. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Ardayda dugsiyada Boorama oo tartan suugaaneed aad u xiiso badan loo qabtay yaase ku jira+MUUQAAL

WP_20141029_005Boorama 29 Oct 2014–Ardayda dugsiyada Boorama ayaa tartan suugaaneed aad u xiise leh loo qabtay waxana ku jiray gabayo, majaajilo aad u qosol badan. (more…)

Posted in Suugaanta | Leave a comment
Ururka Hanaqaad oo tartan ciyaareed u qabtay wiilal iyo gabdho degmada Boorama iyo Camuud+MUUQAAL

WP_20141029_004Boorama 29 Oct 2014–Ururka Hanaqaad ayaa u qabtay tartan ciyaareed dhalinta dugsiyada Boorama halkaas oo lagu bixiyay abaalgudyo. Ciyaaraha ayaa waxa ku jiray ciyaaraha fudud iyo ciyaaro kale oo aad loo jeclaystay. (more…)

Posted in Sportiga | Leave a comment
Gantaal Maraykanku u diray dayax gacmeedka caalamka ee hawada sare oo burburay waxyar ka dib markii la ganay+MUUQAAL

WP_20141029_001California 28 Oct 2014–Gantaal raashin u siday dayax gacmeedka caalamka ee saaran hawada sarre ayaa burburay waxyar kadib markii la ganay. Gantaalkan oo dhererkiisu ahaa ilaa 14 dabaq ayaa siday raashin iyo saadkale oo ay u baahnaayeen lix nin oo saaran dayax gacmeedka caalamka oo dhulka ka sareeya ilaa 400 oo km. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Dhamaan bahda Araabi.net iyo asxaab iyo qaraabo farabadan waxay tacsi u dirayaan ilma Buushacade

Dhamaan bahda Araabi.net iyo asxaab iyo qaraabo farabadan oo kala jooga dalalka caalamka waxay tacsi u dirayaan ilma Buushacade oo walaashood SahraLuul Buushacade ku geeriyootay dalka Jabuuti maalintii shalay ahayd (Isniin) waxaan leenahay rabi janadiisa fardowsa haka waraabiyo Sahra, ehelada iyo qaraabadana Samir iyo iimaan haka siiyo. (more…)

Posted in Tacsida | Leave a comment
Midowga Yurub oo joojiyay tahriibayaasha laga badbaadinayo baddaha Liibiya iyo Talyaaniga maxaase xiga: WARBIXIN

_78575474_78575471[1]Roma 28 Oct 2014–Waxa maanta dhamaaday tahriibayaasha laga badbaadinayo xeebaha Liibiya iyo Talyaaniga ee la keenayo Talyaaniga iyadoo la sheegay in taasi dhiirigelisay in kuwa ku shaqaysta dhoofinta dadka ay ku dhergeen darxumada tahriibayaasha. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Way galbatay aan runta isku sheegno waxaan ku xajinay baasaboorkii Somaliya iyo calanka buluuga: Xildhibaan qarxiyay runta+MUUQAAL

WP_20141028_003Hargeysa 28 Oct 2014–Xildhibaan reer Hargeysa ah oo soo xajiyay ayaa runta u sheegay shacabka masaakiinta ee beenta loogu sheegay baasaboor SNM leedahay ayaa jira oo lagu dhoofaa.Baasaboorkii C/llaahi Yuusuf ayaa ku xajiyay waxana na hogaaminayay calanka buluuga ah way galbatay aan runta isku sheegto. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Waxa la marayaa in maraakiib la keensado oo kelyaha dadka lagala baxo; Xildhibaan Aareeye oo qaylo ku dhuftey+MUUQAAL

WP_20141028_002Hargeysa 28 Oct 2014–Xildhibaan Aareeye ayaa ka qayliyay Xirsi Tooriile iyo kuwa gaagaaban sida uu hadalka u dhigey ee ku dhow inay maraakiib keensadaan halkaana dadka kelyahooda ku iibiyaan. (more…)

Posted in Uncategorized | Leave a comment
Boorama oo Ururka SOSTA wacyigelin ka sameeyay halista cudurka Iboola: MUUQAAL

WP_20141028_001Boorama 28 Oct 2014–Iyadoo halista uu ku hayo cudurka Iboola aduunka ay sii kordhayso ayaa Somaliya waxay ka mid tahay wadamada burburay ee ayna jirin ilihii caafimaadku. Ururka SOSTA ayaa wacyigelin cudurka ku aadan ka furay Boorama. (more…)

Posted in Caafimaadka | Leave a comment
Jeneral Morgan oo ka hadlay xafladii xuska 21 Octoobar; amar hadaan qabi lahayn waxaan ma dhaceen+MUUQAAL

WP_20141027_003Nayroobi 27 Oct 2014–Jeneral Maxamed Siciid Morgan ayaa ka hadlay xaflad lagu xusayay dawladii ugu dambeysay Somali ee uu hogaaminayay jaale AUN Maxamed Siyaad Barre. Morgan ayaa sheegay” haddii ciidankii xooga weynaa la fasixi lahaa  oo canaasiirtii lagu fasixi lahaa waxani ma dhaceen. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Xildhibaan ku jira golaha degmada Boorama oo ka qayliyay fowdada ka jirta degmada; cidkala hagta ma jirto+MUUQAAL

WP_20141027_002Boorama 27 Oct 2014–Xildhibaan Rooble oo ka tirsan golaha deegaanka Boorama ayaa ka qayliyay fowdada iyo danaystinimada ka jirta gobolka oo ayna jirin cid kala hagta. Cidkasta shaqadii loo igmaday mooyee shaqo kale ayuu wataa. Badhasaabka Siilaanyo dantiisu wataa. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Kabtanka xulka kubada cagta ee Koofur Afrika oo gurigiisa lagu dilay maxaase lagu dilay

_78548943_senzogetty[1]Koofur Afrika 27 Oct 2014–Kabtanka xulka kubada cagta ee Koofur Afrika ayaa gurgiisa loogu dhacay halkaana lagu khaarajay. Raga dilay ayaa goobta ka baxsaday iyadoo la sheegay in labo ay galeen guriga halka ninkalana uu ku sugayay dibeda. (more…)

Posted in Sportiga | Leave a comment
Wasiirka waxbarashada oo booqday iskuulada ay Turkigu ku dhigto afkooda ee ardayda Somalidu dhigato+MUUQAAL

WP_20141026_015Muqdisho 26 Oct 2014–Wasiirka wasaarada waxbarashada ayaa booqday iskuulada ay Turkidu ku dhigto afkooda ee ku yaal Muqdisho isagoo u guurgalay sida waxbarashadu u socoto. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Qaar ka mida dadka reer Boorama oo cambaareeyay cunaqabataynta Siilaayo/Xirsi Tooriile ku hayo deegaanada xeebta+MUUQAAL

WP_20141026_008Boorama 26 Oct 2014–Qaar ka mida dhalinyarada iyo haween ayaa si xun u cambaareeyay cunaqabatayn wasiirada beesha dhexe ku hayaan deegaanada xeebta. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment
Kaluumaysatada Lughaya iyo Saylac oo been ku qabtay wasiir Siilaayo ah oo weeciyay qalab kaluumaysi+MUUQAAL

WP_20141026_006Boorama 26 Oct 2014–Kaluumaysatada Lughaya iyo Saylac oo been ku qabtay wasiir Siilaanyo oo idaacada BBC ku faanay inuu qalab kaluumaysato geeyay Lughaya iyo Saylac. Hadaan wax na siinay hana sheeganin. SNM ayaa cunaqabatayn xun saartay degmooyinka xeebta ee Samaroonka. (more…)

Posted in Maxaa cusub | Leave a comment